Wararka nagaa soo garaay gudaha Itoobiya ayaa sheegaya in 9 qof oo kale laga helay cudurka Coronavirus siida ay sheegan idacaada FANA oo ku hadasho afka Dowlada Itoobiya.

Wasaarada Caafimadka ayaa xaqijiysay in 9 qof kale laga helay cudurka maanta xili ay la hadlayeen warbahiinta, waxaayna sheegan In dadka cudurka maanta laga helay ay yihiin kuwa dalka dibaadasi ka imaadan tadoobadyada u dambeyay.

Ugu yaraan 65 qof ayaa cudurka Coronavirus laga helay gud ahaan Itoobiya, taas oo sababay in doorashada dib loo dhiigo iyo dalka xukuun deg deg lagu soo roogo.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.