Gudoomiyihii gobolka Dollo mudane Abdinasir ayaa waxa soo baxaya warar sheegaya in xilkii laga qaaday kadib qiimayn logu yeedhay magalada Jigjiga.

Hadaba markay sheekadan soo shac baxday ayaa shacabka Dollo waxay ku tilmaameen xilka qadisteen inay tahay mid dhacday wakhtigii loo bahnaa tas oo shacabka heer dollo ugu hanbalyeeyeen madaxwaynaha deegaanka.

Ninkam oo ka soo hadhay xukumadii Cabdi Mahamuud Cumar ayaa haa heegadii ugu daray sida darteed waa say shacabku noo sheegeen ee markii xilka gobolka loo magacabay ayaa waxa bilowday isku dhacyo iyo dagaalo qabiil oo kala joogsi lahayn ayadoy shacabku sheegewn inu lugta ugu wayn kulaha soona abaabulayay.

Sido kale waxay shacabku noo sheegeen inu kala saray bulshada una cadaalad falin lana saftay xafaduu ka soo jeedo asgo xiliyada qaar isugu dhaceen sarakiisha ciidanka ee rijimintiga 23 ee fadhigiisu yahay gobolka dollo.

Hadaba tobonaan jeer ayay shacabku baaq iyo cabasho u direen xukumada deegaanka si ninkaan xilka loga qaado sida darteed qiimayntii ka socotay xarunta deegaanka ee magalada Jigjiga ogana socotay dhamaan baa gudoomiye gobolada deegaanka ayaa waxaa laa cadaynayaa in xilkii laga qaaday gudoomiyihii gobolka dollo mudane abdinaasir iyo gudoomiyihii gobolka qoraxay.

Shafi Dulane Halgan Media.