Qurba jogta Somaliyeed ee kudhaqan magalada London aya ku qabtay isu soo bax balaadhan Safaarada Ergonomics horteeda.
Shacabkan aya ka cabanayey qalalaasihii Ka dhacay Magalada Baydhabo ee dalka Somalia.

Shacabka Mudaharadayey aya ku eedeeyey Militariga Itoobiya inay xasuuqeen Shacabka Magalada Baydhabo taas oo la xiriirtay Xiritaankii Shekh Mukhtar Robow, kaas oo ay Ciidaamada gumaysiga itoobiya Mukhtar Roobow Xireen.

Ciidanka Itoobiya ee Somalia joga badankii ma udiwan gashana Amisom ahaan ee waxay kujogan qaab sharci daro ah.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.