Xafiiska xeer ilaalinta guud ee itoobiya oo kaashanaya gudiga dibu eegista sharciyada ayaa soo saaray sharci dib loo habeeyay oo badalaya kii hore ujiray ee Argagixisada.

Sharcigan ayaa kakooban 54 Qodob ama qaybood, dhankakale sharcigan markaad eegto dhanka turjumaada waxaad moodaysaa inuu kaduwanyahay kiihore balse marka la,eego dhanka qodobada majiro micno wayn oo udhexeeya.

Sharciga cusub waxaa la hor geeyna Barlaamanka Itoobiya EPRDF sii loo ansixiyo.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.