Wararka naga soo gaadhaya magalaada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in shirkii aan micnaha lahayn ee urur kusheega EPRDF, uga socday sedaxdii maalin u dambayaay magaalada Addis Ababa uu burbur qarka usaaran yahay.

Sida xogta aan kuhelayno shirkan oo ururka EPRDF uga socday magaalada Addis Ababa ayaa wajahay aqabado dhowr ah. Shirka ayaa sida lasheegayay ladoonayay in lagaga tashado sidii loomidayn lahaa qoomiyadaha kala shakiyay ee kala tagay, iyo waliba sidii wax looga qaban lahaa Amni darrada iyo degmaasho la’aanta ka jirto Itoobiya.

Gudiga fulinta ururka EPRDF ayaa ka kooban Afar Qowmiyadod ookala ah Tigray,Oromo,Amxaro. iyo Shucuubta konfured.

Qowmiyada Somalida iyo Inta badan Qowmiyadaha Itoobiya Kuhoos nool  ayaan wax talo Iyo tusaale ah kulahayn Arimaha Itoobiya, waxayna Fuliyaan Qorshayaasha EPRDF usoodhiibto qorshayaashaas oo aan Gobaladooda iyo dadkooda toona  wax dan ahi ugu

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.