Jigjiga (Halgan Media) – Isbahaysiga mucaaradka oo matelo qowmiyada Oromada ayaa eedeymo culus u jeediyay Dowlada Federalka oo gar wadeen ka yahaay RW Abiy Ahmed.

Afhayeenka u qaabilsan Jabhada OLF iyo ururka OFC ayaa la hadlay idaacada DW ee laanta Amxaarada, waxayna ku eedeeyeen Dowlada Itoobiya inay ku gabanayaan rabshada ka socdo dalka si ay u begsadaan xubnahooda.

Asbuucyo ka hor bay aheed markii ay Dowlada xidhay Jawar Mohamed iyo Bekele Gerbe oo ah ragii ugu caansanaa mucaaradka Oromada.

Halgan Media.