Ururka NAMA loo yaqaano National Amhara Movement ayaa maanta Bayaan soo sartaay, ayaga oo sii kuluul cambaraynaay dowlada Abiy Ahmed. Ururka NAMA ayaa codsaday inay Dowlada sii dhaksi uga soo jawabta dhibaatada sida ula kaca ah
Shacabka Axmaraada loogu gaysanayo magalaada Addis Ababa, taaso ay horseed uyihiin dad dano gaara wata.

Malmaahi u dhambayay waxaa jiraay khilaaf xoogan u dhaxeyso qar kamid ururada mucaaradka oo kasoo jeedo qomiyada Axmaraada iyo dowlada federalka kusabsaan lahaanshada magalaada Addis Ababa.

Weli dowlada Abiy Ahmed kama jawaabin bayaanka kasoo baxaay ururka NAMA, iskabaa dhaaf inay hal u helan Doodda lahaanshaha Addis Ababa ee u dhaxayso Axmaraada iyo Oromada oo sii xoogaystay.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.