Waftii kasocdo qar kamid dalalka katirsan bariga Afrika ayaa kulaan la qataay Boqoorka Sacuudiga Salmaan, waxaana Shirrka ka qayb gaalay Wasiirka Ariimaha dibaada u qabilsan dalalka Soomaaliya, Itoobiya, Eritrea iyo Sudan.

Kulaanka ayaa la sheegay inuu yahay mid lagu talagalay siidi la xoojin lahaa iskashigga u dhaxeeyo Sacuudiga iyo Bariga Afrika, madaam ee Dowlada Sacuudiga awood weyn ku ledahay bariga Afrika.

Wafdiiga waxaa lagu soo dhawaayay guriga Booqor Salmaan, kadib Wasiir walba kulan gooni ayuu la qadaay boqoorka. Sacuudiga ayaa marar badaan lagu eedeyay inay lug ku ledahay degnaasho laanta ka jirto bariga Afrika gar ahaan dalka Soomaaliya, wixiina kasoo baxa kulanka ayaa dhib Ugu fafahiin doona hadi ilahay idmo.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.