Waxaa degmada Jararti ee gobolka Afdheer gaadhay Wafti balaadhan oo katirsan Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeniya (JWXO/ONLF).

Waftiga JWXO oo galabta gaadhay degmada Jararti ayaa waxaa sidiiran usoo dhaweeyay qaybaha kala duwan ee bulshada magalada Jararti oo aan u kala hadhin soo dhawaynta JWXO.

Shirka ayaa wuxuu kusoo dhamaaday si guul ah waxaana lagu dar daarmay in lasii xoojiyo midnimada shacabka Soomaaliyeed.

Hoos ka daawo Sawiirada

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.