Warhada Halgan Media kasoo gaadhay gudaha Ogadenia gar ahaan magalaada Dhagaxbuur ee xaruunta gobolka Jarar ayaa sheegaya in saaka wiil shacab lagu jidh dilay badhtanka suuqa Dhagaxbuur

Wiilkan oo ay jidh dileen maleeyshiyaadka Liyuu Bolis ayaa lagu magacaabo Muhumed Yusuf. Lama garanayo sababta ay kumageen balse waxaa lasheegayay inay kala soobaxeen tukan yar oo suuqa kuhayatay.

Dhibaatada ay maleeyshiyaadka Liyuu Bolis kuhayaan dadka shacabka ah ayaa ah mid ay isku dayayso gumeysiga itoobiya in ay kaga weeciso rabitaanka dadweynaha Ogadenia ee doonaya in ugu noolaado dalkiisa si xor ah una madax banaanaado aayahiisa.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.