Xaflad lagu xusayay Sanad guradii 8aad ee ururka dhalinyarada iyo ardayda somalida ogadenia. Oysu. Ayaa kaqabsoontay magalada Nairobi ee caasimada Dalka Kenya

Xaflada oo ay kasoo qayb galeen madax kamida gudiga fulinta ee jabhada Wadaniga xoraynta ogadenenia ayaa waxaa kamid ahaa madaxdii kasoo qayb gashay. Xoghayaha arimaha dibada jwxo mudane Ahmed yaasiin iyo qaarkale oo kamida madaxada jwxo
.
Xaflada oo shucuur iyo dareen gooniya xanbaar sanayn ayaa waxaa makara foonka lagu soo dhaweeyey hogaanka arimaha dibada jwxo .wuxuuna xubnihii uga war bixiyay marxalada halgan ogadenia iyo sida maanta loogu baahan yahay midnimo shacab
.
Intaasi kadib waxaa Isna hadalka lagu soo dhaweeyey Naftiihure cabdikariim sheekh muuse qalbi dhagax. Oo jeediyay qudbad gil gishay quluubta xubnihii goobta isagu yimid
.
Waxaa Sidoo kale Shirka dhanka khadka talefanka kagaga soo qayb galay. Xubno kamida dhalinyarada oysu ee gudaha ogadenia garahaan magalada qabri dahare. oo hadalo dhaxal gala kasoo jeediyay xaflada
.
Gaba Gabadii waxaa goobta lawareegay kooxda Danab ee xidaha bariga afrika ee jwxo oo iyana wacdaro aan horay loo arag kadhigay xafdalada soona bandhigay dhaantoyin iyo heeso Dhiiri galin ah.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.