War gor dhow kasoo baxay xarunta Villa Soomaaliya ayaa si rasmi ah loo xaqijinayo in Xamza Cabdi Barre loo magacabay Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya.

Xamza Barre oo kamid ah xildhibaanada laga soo dortay maamul gobaladka Jubaland ayaa noqonayo Ra’iisal Wasaaraha 21aad ee soo maray tariikhda dalka.

Warbaahinta Halgan Media waxay si gaar ah u hambalyeenayaan Ra’iisal Wasaaraha cusub, waxayna illahay ka baryaynaa in uu ufududeeyo howsha adag ee sugayso.

Halgan Media