Wararka nagasoo gadhaay gudaha Ogadenia ayaa sheegaya inuu khilaaf xoogan dhex maray qar kamid Sarakiisha Liyuu Booliska iyo Hogaamiyaha Fashilmay Mustafa Cagjar kadib markii maleeyshiyaadka Liyuu Booliska ay amar diidan Mustafa Cagjar.

ilo wareedyo lagu kalson yahaay oo aad udhow mamuulka Mustafa Cagjar ayaa sheegay inay qar kamid Sarakiisha Liyuu Booliska iyo Mustafa Cagjar isku dheceen kadib markii ay Sarakiisha Liyuuga diidan amar kasoo baxay Mustafa Cagjar kusabsaan in loogu hor imaado cid walba oo ka Qayb galo banaanbaxyo lagu hor jeedo nidaamka Mustafa Cagjar.

Ariintan wuxuu yimiid markii banaanbaxyo xoogan ka dhaceen gobolka Afdheer iyo xitta magalaada Jigjiga oo lagu hor jeedo Taliska Mustafa Cagjar.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.