Dowladaha Itoobiya, Masar iyo Sudan ayaa magalada Addis Ababa shir isagu imaan doona 8 da bisha January oo ku saabsan siidi xal loogu heli lahaa muranka ka tagaan Webiga Nile ee sedaxda dal qayb ka leyihiin.

Shirka Addis Ababa kadib, sedaxda dal waxaay isku imanayaan magalaada Washington DC ee dalka Mareykan siidi loo dhameystiro heshiishka siidi ay sheegan Idacaada FANA oo ku hadasha Afka dowlada Itoobiya.

Webiga Nile waa webi muhiim ah oo dhex maaro dalaalka Masar, Itoobiya iyo Sudan, wuxuuna Webiga yahaay mid Istaaji ee ciid walba raabto inay mamuusho, madaam ee bulshada ku dhaqaan dalalka Masar, Sudan Iyo Itoobiya noolashado ku xidhan yahaay.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.