Wararka naga soo gaadhaya Ismaamulka Axmaraada gar ahaan magalaada Gonder ayaa sheegaya inuu xiisad xoogan ka Tagaan yahaay magalaadaasi.

Sida xogta aan kuhelayno Ciidamada Dowlada Federalka Itoobiya ee kusugan magaalada Gonder ee Waqooyiga Itoobiya ayaa saacadihii la soo dhaafay raaf ka bilaabay magalaada, kadib markii banaanbaxyo xoogan ay ka dhaceen Gonder.

Warka ayaa intaas kudaraya in ay Ciidamada Itoobiya guryaha galayaan iyagoo baadhaya hub iyo dhalin yaro si ay u bahdilaan shacabka loona waayo cid karti uleh difaaca shacabka iyo wax lagu difaaco toona.

Sidoo kale Ciidanka Itoobiya aan naxariista aqoonin ayaa xiray qar kamid dadka ka qayb galaay banaanbaxyada siidi ay sheegan idacaada DW News ee laanta Axmaraada.

Wixii war ah ee xiisadaha Gonder kasoo kordha kala soco ONA.