Kulankas oo ay kaga tashanayen ayaha shacabkoda iyo xalinta khilafadka uruurada siyaasaded. Waxay baaq kuso sareen inay go’amiyey inay madal(forum) wadatashi jogta ah sameyen. Baaqan aya waxa soo jeediyey gudomiyasha 3 xisbi. Xisbiga talada haya ODP, labada xisbi ee mucaaradka ah OFC iyo OLF.

Gudomiyaha xisbiga talada haya dhigya cabka  lamma magarsa aya yidhi in dhulka Oromada ay jiran qalalase larabo in amniga khalkhal lagaliyo madamo ay dawladu ku hawlan tahay ilaalinta sarenta sharciga sidas awged inay shacabki iyo uruurada siyaasaded ee kale ay gacan siyan.

Gudomiyaha uruurka mucaaradka OFC Dr merara gudina aya isaguna ku baaqay inaan marnaba loo dulqadan karin cida carqalad galin rabta isbadalka guud ee wadanka ka dhacay kaso ku yimid naf huris, Waxa kaliya ee guul lagu gadhi karana wan inaanu xoojina midnimadena kuna xalina wadatashi khilafka dhaxdena ah.

Gudomiyaha uruurka mucaaradka OLF mudane dawud ibsa aya isna ku baaqay in kulanada wadatashiga la xoojiya oo xisbiyada siyaasaded ee isku hadafka ahi ay isku dhinac noqdan.
Wuxuna yidhi inu xisbigisu diyar uu yahay kala shaqaynta sarenta sharciga ay xukumadu ku hawlan tahay.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.