Gaashanle Kemal Gelchu, oo ah Gudomiyaha Jabhada United Front for Independent Oromia (UFIO) aya loo Magacaabay Hoganka Nabad galyada ee ismamuulka Oromada.

Jabhada UFIO waxay ahayd Jabhad Xarunteedu ay ahayd dalka Eritrea taas oo u dagaalami jirtay Xoriyada Dadka iyo dalka Oromada waxayna gudaha Itoobiya dib ugu soo laabatay bishii June ee sanadkan.

Magacaabida Hoganka mucaradkii hore Kemal Getchu ee ismamuulka Oromada aya tusaysa in ay Mucarad badan oo Oromo ah ka tanaasuleen mawqaf koodii aha Xoriyad doonka ayna uu egtahay inay udagaalmayeen inay badalaan xukunkii TPLF si ay Abyssinia ku Maamulan.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.