Askari ka tirsan ciidamada federalka Itoobiya ayaa sakaay labo qof ku dilay magalaada Dirdhaba.

Dadka la dilay ayaa la sheegay in ay ahayeen dad rayid oo aan waxba galabsan.

Mana jirto illaa iyo hadda wax faah faahin oo ay Saraakiisha Laamaha Ammaanku ka bixiyeen dilaalka loo geystaay shacabka Soomaaliyeed.

Dilkan ayaa qeyb ka noqonay dilal horay ciidamo ka tirsan kuwa dowladda federalka Itoobiya ay dad shacab ahaa ugu geysteen magalaada Dirdhaba.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kala soco Halgan Media.