Qarax Ka dhacay gobalka Amharada aya sababay 4 qof inay dhintaan Kuwa kale na ay dhaawac maan.

Dhaawaca aya waxa loo qaaday Isbitaalka Debark iyado markii dambe na losii gudbiyey Isbataalka Wayn ee Jamacada Gondar. Waxaanan ila Hada la cadayn karin Dhawaca dadka soo gaaray inu yahay mid culus iyo in kale.

Booliska Ayana xiray Mesha kadib marku shilku dhacay. Arintan aya Waxay Ka dhacday Magalada Debark oo dhanka waqooyiga Ka xigta magalada Gondar.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.