Wararka nagasoo gadhay gudaha Ogadenia gar ahaan maglaada Jigjiga ayaa sheegaya in maleeyshiyaadka Liyuu Boliska dad shacab kuxidheen magalaada Jigjia. Dadkan tiro dooda naloogu sheegay 15 ruux, ayaa helay qar kamida magacyadooda, waxaana kamid ah.

  • Raage Cabdullahi Muxumed
  • Asad Cali Ibrahim
  • Naciima Muxumed Siyaad
  • Sayanab Abdiqadir

Kadib markii la xidh xidhay shcacbka, maleeyshiyaadka Liyuu Bolis waxaay xabsiga utaxaabeen dadka ay xidheen. Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media