Wararka nagasoo gadhaay Ismaamulka Canfaarta ayaa sheegaya inuu banaanbaxyo iyo isku dhacyo xoogan ka dhacay Qayba kamid Gobalkaasii.

Ariintan wuxuu yimiid kadib markii shalay ciidamada Itoobiya ay kuso Qulquleen degaano kamid Ismaamulka Canfaarta iyo bilabeen inay furtaan farisin cusub. Qar kamid shacabka degaanka ayaa ka Qayb Galaay banaanbaxyada oo isku bedalay Gacan ka hadal.

Meelaha ugu daran ee dhalintu ay Rabshadaha kasameeyaan waxaa kamid ah magaalada Dulche oo kutaala dhanka Koonforta ee Ismaamulka Canfaarta.

Hoos Ka Daawo Sawiirada

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.