Wararka laga helayo magaalada Jigjiga ee xarunta gobolka Fafaan ayaa ku warramaya in qal qal siyaasadeed uu ka taagan yahay magaaladaasi, kadib markii Madaxweyne kusheega Mustafa Cagjar  uu xilkii ka qaaday guddoomiyihii gobolka Doolo.

Taliska Mustafa Cagjar ayaa la sheegay in uu ku deg degay isbdalka cusub ee uu ku sameeyay maamulka gobolka Doolo ee bariga Ogadenia.

Dhinaca kale Qar kamid Xildhibaano oo la hadlay Halgan Media ayaa shaaca ka qaaday in ay go’aan ka qaadan doonaan Taliska Mustafa Cagjar, hadii uusan la’imaan isbedal dhab ah.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media