Wararka naga soo gaadhaya bariga gobolka Qorahay gar ahaan Centerka Laascaanood ayaa sheegaya in qoysas badan oo kasoo barakacay coladaha iyo dagaalada ka socda xadka gobolka Qorahay iyo dalka Soomaaliya ayaa dib ugu soo laabtay deagaanadoodii
Ilo deegaanka ah ayaa sheegay in kala bar qoysas kasoo barakacay Centerka Lascanood ayaa dib ugu soo laabtay deegaanka, kadib markii colaadii mudada dheer jirtay.
Centerka Lascanood wuxuu 90 kilometer u jiraa degmada Shilaabo, wuxuuna ku teedsanyahay xadka gobolka Qorahay uu la wadaago dalka Soomaaliya, waxaana bilooyinkii u dambeysay ka jiray coolado iyo dagaalo ku salaysan aanooyin Qabiil.
Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco shabakada Halgan Media.