Ugu  yaraan 12 qof ayaa ku dhintay dagaalo ka qarxay degaanka Nuer oo katirsan ismamuulka Gambella, halka ay ku dhawaacmeen 21 qof siidi ay sheegen masuuliyin katirsan mamuulka oo la hadlay warbahiinta.

Thomas Tut oo ah madaxda hayaada amaanka u qabilsan ismamuulka Gambella ayaa warbahiinta la hadlay, wuxuuna xaqijiyay khasaaraha ka dhashay dagaalada kadib markii oo la hadlay idacaada Xinhuanet oo laga leyahay dalak China.

Sidoo kale wuxuu Thomas Tut sii sheegay in ka badan 7,000 qof ayaa barakacay dagaalka darteed, wuxuuna ku daraay in 400 guryo laga burbuuriyay dagaalka.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kala soco Halgan Media