Idaacada FANA oo ku hadasho afka Dowlada Federalka Itoobiya ayaa sheegay in gabi ahaanba Maxkamada ay leyihiin Dowlada Federalka ugu yaraan bil kale.

Dalka Itoobiya, waxaa aad ugu faafay cudurka Coronavirus, sidaa daraadeed waxaa Albaabada loo xidhay xarumaha Dowlada ay kamid yihiin Maxkamada sida ay wararka u dhigeen idaacada FANA.

Dowlada Itoobiya ayaa aad ugu cabsi qabto cudurka Coronavirus oo dalka ku faafay, taas waxay keentay in xukuumada Abiy Ahmed qaadato Go’aano lama filaan ah.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.