Booliska Galbeedka Hararge ee ismaamulka  Oromada ayaa sheegay in Gaadhi waday lacag 80 Million kana soo kicitimay Magaalada Jora islamarkaana kusii jeeday Debrezayt ay dhexda u istaageen kooxo hubaysan halkaana kudheceen lacag dhan 80 million oo birr,

Inkasta oo ayna walijirin faahfaahin dheeri ah oo arintan kusaabsan hadana waxaa aad loo hadal hayaa waxa dhacdadan.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.