Booliska magalaada Addis Ababa ayaa sheegay in ay maanta gacanta ku dhigeen 7.6 milyan birr (Lacagta Itoobiya) iyo 53,000 dollar Mareykaan

Ciidamada Booliska ayaa Howlgallo ka fuliyay magalaada ayaga oo baraayo xafadaha ku yaala bartaamaha magalada siidi ay sheegan Wargeyska Addis Standard

Mudadii u dambeysay waxaa Magalaada Addis Ababa iyo gud ahaan itoobiya waxaa ka soo batay Kontraband kala duwaan siide hub, lacag iyo mandoorayin.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.