Wararka naga soo garaay gudaha Itoobiya gar ahaan ismamuulka Shucuubta Koonfured ayaa sheegaya in Qomiyada Wolayta ay dalbadeen Afti siidi ay dhistaan mamuul gobaleed goni oo ka baxsaan Shucuubta Koonfured.

Aqoonyahanka iyo waxgaradka kasoo jeedo Qowmiyada Wolayta ayaa sheegay inayna wax Mamuul gooni ah kayar ku qancaynin siina wadayaan mudaharaadada nabada ah ee xaqooda laduudsiyay kuraadsanayaan.

Sidoo kale waxaay aheyd hal Asbuc ka hor markii Dowlada Federalka Itoobiya ay Aqbaleen in Qomiyada Sidama oo kamid ah Qomiyada kudhaqaan Ismaamulka Shucuubta Koonfured in Afti laga Qaado siidi ay ka Madax banadan Ismaamulka Shucuubta Koonfured.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.