Wararka naga soo garaay gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in gor dhow qarax lala begsaday Kolonyo ay la socden ciidamada Itoobiya, xili ay marayeen inta u dhaxeeyo degmooyinka Luq iyo Doolow ee gobolkaasi.
Goobjoogyal ayaa Halgan Media u xaqijiyay in Mino dhulka lagu aasay kula kacaay gaariga ay wateen ciidamada Itoobiya, waxaana la sheegay inu gaadhiga burbuur garaay.
Khasaraaha ka dhashay qaraxa weli lama ogow, sidoo kale ciidna maa sheegin masuuliyada weerarka.
Taliska Abiy Ahmed weli kama hadlin qaraxa loo geystaay ciidamadooda oo dulaan ku joogo Koonfurta Soomaaliya.
Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.