Wararka laga helayo gobolka Shabelle ayaa sheegaya in xalay qaybo ka mida magaalada lagu daadiyay ciidamo aad u farabadan katirsan Militariga Itoobiya.

Isgoysyada qaar ayaa waxaa xalay lagu arkayaa Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda federalka kuwaas oo Gaadiidka u diidaya in ay maraan, iyada oo dadka qaar ay lugeynayaan.

Ujeedada loo xiray waddooyinkan ayaa la xariirta madaama u sanad cusub udhalday Itoobiya.  Maanta (11ka September)  ayaa sanad cusub u dhalan doonaa Itoobiya, madaama ay weli ku jiran sanaadka 2013.

Siido kale, magalaada Goday waxaa ka yallo xaruumaha u weyn ay ciidamada Itoobiya ku leyihiin dhulka Somali Galbeed.

Halgan Media.