Wararka nagaa soo garaay gobolka Liibaan ayaa sheegaya in Gudoomiyaha Degmada Doolo-Adoo xil ka qaadis ku sameeyey Hogaankii Nabadgalyada ee Degmadaas.

Waxaana magaciisa naloogu sheegay Ibrahim Nuur Maxamed.

Hoos Ka Akhriso

Warkan iyo wixi kasoo kordha kala soco Halgan Media.