War kasoobaxay wasaarada gaashaandhiga itoobiya ayaa lagu sheegay in ciidanka cirka ee itoobiya uu duqeeyay fadhiisimo ay Al-shabaab kulahaayeen degmabada Buur Xakama ee Koonfurta Soomaaliya.

Weerarkan ayay itoobiya sheegatay inuu qaatay 40 daqiiqo kuna dishay 35 ciidaamo katirsan ururka AL Shabaab ah, halka 4 gaadhi iyo 5 qoryaha waawayna ay ku burburisay. Waa siday iyagu sheegeen Wasaarada Gaashandiga ee Itoobiya

Inkasta oo duqayn kasta oo al-shabaab loogaystaa ay tahay kid sax ah hadana intabadan duqaymaha waxaa ku waxyeelooba dadka reer miyiga ah ee masaakiinta ah.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.