Kooxda Tigreega ayaa shir ku qabtay magalaada Maqaale ee xaruunta Ismaamulka Tigreega. Guddomiyaha Kooxda TPLF iyo madaxweynaha Ismaamulka Tigreega Debretsion Gebremichael Iyo masuuliyin kale oo ka tirsan TPLF ayaa ka qayb galaay shiirka.

Wakiilo u qabilsan qomiyadaha Irob iyo Kunama ayaa xitta kasoo qayb galaay shirka sida ay sheegeen wakalada Borkenka. Shirka oo socoonayo laba malin toos wuxuu kalasan yahaay daanta ee itoobiya leyihiin Ismaamulka Tigreega.

Xiisada u dhaxeeyso Dowlada Federalka Iyo Ismaamulka Tigreega weli hal looma helin, iyo waxaay Tigreegay wadaan abaabul ka dhan ah Dowlada Federalka oo Hogaaamiyo Ra’iisaal Wasaare Abiy Ahmed.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.