Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dil maanta ay maleeyshiyaadka Liyuu Booliska qof shacab ahaa uu ugu geystay degmada Baraajisaale ee gobolka Qorahay.

Marxuumka la dilay ayaa ahaa Qurbajoog ka yimiid dalka Norway la magacabi jiray Dahir Sheekh Ibrahim. Sidoo kale waxaa rasaasta Ku dhawaacmay sedax Qof oo kale oo La socday marxuumka la dilay.

Lama ogga sababta keentay in maleeyshiyaadka Liyuu Booliska uu dilo Marxuum Dahir Sheekh Ibrahim. Sidoo kale ilo wareedyo ayaa xaqijiyay in sedaxda Qof oo dhawaac garaay in La geyaay isbitaal kuyallo magalaada Qabridahare ee xaruunta Gobalkaasii.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.