Wararka nagasoo garaay gudaha Ogadenia gar ahaan gobolka Fafaan ayaa sheegaya in saaka salaadii subax ilaa imika ayaa meel degmada Jinacsani udhow ayaa dhaq dhaqaaq culus ka wado maleeyshiyaadka Oromada loo yaqaan “Fitno” iyo shacabkood oo iskaashanaya.

Siida ii muqaato waxa laga yaaba inay Oromada weerar kuso qadaan qabaleeyada kala ah Sandacare, Hoosale, Uswaayne, Malowleh, Dharcaseeye iyo qabaleeyada kale ee aagaas udhow.

Hadaba xisbiga OPDO oo xukuumada gumaysiga Itoobiya gacaanta kuhaayo ayaa ariintan kadambaysa, oo waxaay rabaan dhul balaadhsi. Mamuulka cusub ee Mustafa Cagjar, waay ogyihiin dhiibka lagu haayo shacabka Somalida ku dhaqaan xaduudka udheexyo Ogadenia iyo ismamuulka Oromada lakiin nasiib darro waay ka amuusan yihiin.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.