Wararka nagaa soo garaay degmada Qalaafe ee gobolka Shabelle ayaa sheegaya inuu shalay isku dhacyo dhex maray dadka degaanka iyo ciidamada Liyuu Booliska.

Ilo degaanka ayaa Halgan Media u sheegay in shalay ayey maamulka degmada Qalaafe isku dayeen inay raashin caawimaad ah oo loogu tala galay fatahaadi inlagu caawiyo shacabka inay sii cadaalad daro iyo musuq ah u maamulaan

Islamarkii shacabka ku dhaqaan Qalaafe ayaa kadiiday, waxaana lagu maquuniyay awood iyo ciidan.

Waxaana marki dambe loo adeegsaday rasaas nool iyadoo qaarna shacabka jidh dil loo gaystay xidhan yihiin dad rayid ah

Hoos ka daawo Sawiirada