Waxaa maanta magalada Adis Ababa ee caasimada itoobiya shir wada jir ah kuqabtay ururka OPDO oo gacaanta kuhaayo Gumaysiga itoobiya iyo ururka Axmaraada loo yaqaano Axmara Democratic Movement (ADM)

Labada urur ayaa sheegay inay isku imadeen sii hal loo helo coolada katagaan magalaada Addis oo udheexeyo Qomiyada Axmaraada iyo Qomiyada Oromada. Magalaada Addis Ababa waxa kasocdo dagaalka qarsoon u dhexeeya qowmiyadaha Amxaarada iyo Oromada kusabsaan lahaanshaha magalaada Addis Ababa.

Sidoo kale waxay sheegeen inaay labada urur isla mamuulan caasimada Itoobiya oo hoos imaada dowlada Federalaka. Go’aankan waxa lagu soo gadhaay xafiiska Raysal Wasaraha Abiy Ahmed.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.