Wararka nagaa soo gadhaay gobolka Sitti ayaa sheegaya inuu xiisad xoogan ka tagaan yahaay degmada duleedka degmada Danlahaley oo udhexeeyo dadka degaanka iyo maleeyshiyaadka Canfaarta.

Ilo degaanka ah ayaa Halgan Media u sheegay inay hada labada dhinac is hor fadhiyaan oo kala ah shacabka Soomaaliyeed iyo Maleeyshiyaadka Canfaarta oo iskashanayo ciidamada kililka Canfaarta, waxaana laga cabsi qaaba inuu dagaal ka qarxo degaanka.

Xiisadan ayaa yimiid kadib markii Xalaay ay Canfaarta dhaq dhaqaaqyo xoogan ka bilabeen duleedka Danlahley siida ay sheegen dadka degaanka.

Halgan Media.