Xisbiga Arena Tigray oo kamid ah xisbiyada mucaraadka ah ee kasoo jeedo qomiyada Tigreega ayaa edeyn culus u jeediay kooxda TPLF iyo Ismaamulka Tigreega.

Sida ay wararku nagu soo garayaan xisbiga Arena Tigray ayaa kooxda TPLF ku eedeyay inay cadaadis xog leh sarayaan dadka kamid xisbigooda oo ka howl gallo degaanka Tigreega, iyo xitta mar mar badaan begsanayan ayaa ka hor imanayaan dhaq dhaqaaqyada ay ka wadaan Ismaamulka Tigrega.

Amdom Gebreselassie, oo ah afyaheenka xisbiga Arena Tigray ayaa wareysi ka bixiyay idacaada VOA ee laanta Axmaraada, wuxuuna ku eedeyay Ismaamulka Tigreega inay Maleeyshiyaad hubeysan iyo ciidamada gaarka u adeegsanayan dadka katirsan xisbiga Arena Tigreega iyo tageerayashooda.

Wuxuuna kusi daraay inay TPLF cabsi ka qaban inay ka qaban inuu ku guldaraystaan daroshooda her degaan dhici doonto sanaadkan, ariintan ayaa keenay inay begsadan mucaraadka ka howlgallo Ismaamulka Tigreega.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.