Dadweynaha ku nool degmada Dollo Ado ee gobolka Liibaan ayaa maanta waxaa ay banaanbax ka dhigeen bartaamaha magalaada oo logu hor jeedo madaxweynaha Mustafa Cagjar iyo xukuumada Dowlad degaanka Somalida.

Dadkan banaanbax dhigayay ayaa waxaa ay isugu jiraan haween iyo caruur, waxaana ay ka cabanayeen mamuulka Mustafa Cagjar iyo masuuliyinta u qabilsan degmada Dollo Ado.

Shacabka ka Qayb galaay banaanbaxyado  waxaay ka dalbadeen Mamuulka Mustafa Cagjar inay wax ka qabto cabashadooda.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kala soco Halgan Media.