Wararka nagaa soo gadhaya galbeedka gobolka Sitti ayaa sheegaya xalay fidka inay maleeyshiyaadka Canfartu weerar ku qadeen tuulada Masulu oo hoos imaada degmada Cadayti ee gobolkaasi.

Ilo degaanka ah ayaa Halgan Media u xaqijiyay inuu hal qof ku nafwayay weerarkas, waxaana magaciis naloo sheegay inuu yahaay Xussen Waberi.

Waxaa la sheegay in xiliga u weerarka dhacay u marxuumka oo la socda xoolo ari u wato, waxaana jidka u galaay maleeyshiyaad hubeysan oo kasoo dulaay Ismaamulka Canfaarta.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.