Wararka ka imaanaya Gobalka Jarar ee dalka Ogadenia ayaa sheegaya in shil ka dhacay  magalaada Dhagaxbuur kadib markii oo bajaaj rogmaday.

Shilka ayaa la sheegay inuu ka dhashay khasaaro isugu jira dhaawac ah oo soo gaaray dadkii saarnaa gaadhiga shilka galay. Ugu yaraan shan qof ayaa dhawaac gadhaay.

Idacaada Halgan Media waxaay heshay magacyaada dadka rayidka oo dhawaaca kala duwaan oo gadhaay iyo waxaa kamid ah.

  • Baynax Yusuf oo 70 jir ah
  • Ardo Alaaki
  • Mahad Cabdi
  • Fadumo Maxamed
  • Sulekha (aan magaceed sedaxad helin)

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.